|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|  |
|
| Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Wefdi Ka Socday Ururada Muslimiinta Britain. |
 |
|
 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku soo dhaweeyay wefdi balaadhan oo ka socday Ururada Dadka Muslimka ah ee ku nool Dalka Britain. Sawirada
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dr. Axmed Xuseen Ciise Oo Shaaca Ka Qaaday Dhaliisha Xisbiga Kulmiye. |
 |
|
 Dood si weyn loo soo agaasimay oo habeenkii xalay lagu qabtey Magaalada Hargeysa, taasi oo laga hadlayay xaalada Somaliland iyo isbadalka siyaasadeed, nololeed iyo dhaqaale ee ay Somaliland mustaqbalka u baahan tahay,. Ayaa waxa ka hadlay madax fara badan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Nin Durbaan Tuntay Ilaaq Dalbay: Jawaab-Celin Ku Saabsan Shirkii Garadag. |
 |
|
 Haddaba waxa jira Dad badan oo ila soo xidhiidhay gaar ahaan ama warbaahintaba ku soo jawaabay kuwaas oo ii arkay nin Beel weeraraya.Waxaanse idiin sheegayaa in aanan Beel weerarin waxna ka sheegin,Isla markaana aanan wax ka sheegi doonin imaka iyo mar kale toona. By: Mubaarik Maydal Muuse.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sanad-guuradii 10aad Iyo Qalinjabinta Dufcadii 7aad Ee Jaamacada Camuud/JSL. |
 |
|
 Waxaa Xafladaasi ka hadlay, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Beeraha, Wasiiru Dowladaha Waxbarashada, Wasiirka Waxbarashada, Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Maayarka Borama, Guddoomiyaha Gobalka Awdal, Guddoomiyaha Jaamacada Burco, Madax ka socotay Midowga Yurub iyo weliba Saxafiga caanka ah ee Axmed Xasan Cawke. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waa Kuma Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Dib-u-Dejinta JSL?. |
 |
|
 Sanadii 1986 wuxuu shahaadada Degreega sidoo kale ka qaatay Jaamacadii National University of Somalia ee Muqdisho. Sanadii 1992 wuxuu shahaadada Degree 1aad ka qaatay Jaamacadda South Bank University ee London isaga oo ku takhasusay Civil Engineering. 1996 waxa uu shahaadada sare ee Master ka qaatay Institute of Independent Business London.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wargaysyada Dalka Iyo Wararkii Caasimadda Hargaysa JSL. |
 |
|
 1. Madaxweynaha JSL Md. Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta u magacaabay Wasiir Cusub Wasaarada Dib-u-Dejinta JSL.2. Md. Warancadde Oo Ka Mid Ahaa Wasiiradii Maanta Madaxweynaha Kala Qayb Galay Xafladii Qalinjabinta Ardayda. 3. Bilowga Hawsha Wacyigelinta Diiwaangelinta Doorashooyinka oo la isku waafaqay. Sawirada
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dildilaaca UDUB Iyo Dayaca Wasiir-Xigeenka Mj. TALAABO. |
 |
|
 Shaki kuma jiro in Qof waliba wixii uu tabcado nolosha ka helayo hadba sidii uu dadka ula dhaqmana loola dhaqmayo, dadka qaarkii uma haystaan in ayaamuhu meerto yihiin oo xiligu sidaa habeenka iyo maalinta isu bedelayo, badhaadhaha iyo nimcaduna tahay wax ayaamo la hasyto, madaxtinimada iyo masuuliyaduna waa meerto maalinba nin hayo oo waxaa hadhaa yahay war iyo sheeg sheeg, By: J A Suleuman.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Oo Ka Hadlay Duruufaha Ku Kalifay In Uu Isu Soo Ra |
 |
|
 Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada. Ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyey sababaha ku kellifay inuu waqtigan isu rashaxo jagada Madaxweynimada Xisbiga KULMIYE dhexdiisa uga qaybgeli doona tartanka doorashada Madaxtooyada JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mj. Siilaanyo/KULMIYE Oo Ku Hanjabay In Isaga Iyo Cidda Ka Tala-qaadataa Ay Dalk |
 |
|
 Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Kulmiye Md. Axmed (Siilaanyo), ayaa si adag u naqdiyay hadalo uu sheegay in ay Xukuumadda JSL beryahan dambe caadaysatay, isla markaana waxa uu waxaan loo dulqaadan Karin ku tilmaamay in ay dawladu dalka dhibaatooyin u horseedo. Isaga oo xusay in ay dawladu ka warwareegayso...
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wasiirka Arr. Gudaha JSL Ayaa Amray In Ay Wakaaladda Biyaha Burco Ka Madax Banna |
 |
|
 Wasiirka Arimaha Gudaha JSL Md. Cabdillaahi-Ciro. Ayaa qoraal uu soo saaray ku amray in Wakaalada Biyaha Burco ka madaxbanaan tahay D/hoose ee Burco. Munaasibad loo sameeyay Qoraalkaa Wasiirku soo saaray oo ay soo dhooweeyeen Mas'uuliyiinta Wakaalada Burco iyo Maamulka Gobolku ayaa shalay lagu qabtay Huteel Barwaaqo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xukuumada JSL Oo Beenisay Warar La Isla Dhex Marayo: Ciidamada Itoobiya Oo Hubko |
 |
|
 Xukuumada Somaliland ayaa maanta beenisay warar been abuur ah oo sheegayay in ciidamada Itoobiya ee ka guuraya Muqdisho hubkooda culus ay soo marin doonaan Dekeda Magaalada Berbera, sidaasi oo ay faafisay wakaalada wararka ee PRESS TV, Iran -oo laga leeyahay dalka Irain,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maamul-Goboleedka Putland Waxa Diin Iyo Dastuur U Ah HARTINIMO!?? |
 |
|
 Ka dib bur-burkii nidaamkii dulmiga sameeyey Somaliya. Waxaa la dhisay maamulo kala duwan oo qaarkood yihiin Qaran. Waxaanan tusaal loo soo qaadan karaa Maamulka Somaliland oo la dhisay 1991 iyo Maamulka-Goboleedka Putland/Somalia oo la dhisay 1998. By: Mustafe Halgame.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Booliska Burco Oo Qabtay Dollor Xaddi Badan Oo Faalso Ah. |
 |
|
 Taliyahu waxaa uu xusay inay gacanta ku dhigeen shakhsiga lacagtan soo geliyey Magaalada Burco oo la yidhaahdo Maxamed Cali Jacdi oo u dhashay Magaalada Gaalkacayo ee Puntland, ninkaasi oo sida uu sheegay qorshahiisu ahaa inuu kaga bedesho suuqyada JSL badeecado.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Golaha Wakiiladda JSL Oo Ansixiyey Laba Xeer. |
 |
|
 Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jumhuuriyadda Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay labada xeer ee kala ah: a) Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah iyo b) Xeerka Maamulka Dhulka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Musharraf's turbulent 9 years in power |
 |
|
 Pervez Musharraf took power in a bloodless coup and later led a reluctant nation into the U.S.-led war on terror — an alliance that won him plaudits in the West but fueled anger at home.
|
|
|
|
|
|
|
|
| SOMALILAND AMERICAN COUNCIL (SAC) |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| KULMIYOOW SOMALILAND HA KA LA GOYN: QAYBTII-III |
 |
|
 Samir, dulqaad, iyo saan adag nimaan lahayn inuu siyaasad ka dhex botoriyaa meesha ma taal. Gobollada Galbeed xukun ay isku dhejinayaan oo isa siiyeen ma jirto. Dowladnimada iyo xukunka dalka waa loo siman yahay cid la duudsiyeyna haba sheegin sidaan hore u soo sheegay.By: Rashwaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Rayaalow Riwaayadan horaa loogu daalay!? |
 |
|
 Marka shacabku maya yidhaa-ba, xaal-abuur kale oo olol ka baxayo ayuu Riyaale ummada ku soo dhex tuuraa. Isaga oo weliba kursiga distoor ugu fadhiyin oo waqtigiisii dhamaaday kuna fadhiya kordhin xeer-jajab ah. By: Huseen Badmah
|
|
|
|
|
|
|
|
| Timir lafbaa Ku Jirta: Tobanka Qodob Ee Shirka Garadag Qariyay Maxay Noqon Karaa |
 |
|
 Tan iyo markii uu bilaabmay shirka Garadag, waxa si weyn indhaha loogu hayay natiijooyinka ka soo baxa shirkaas, maadaama oo ay beeshaasi tahay beesha ugu mucaaridsan beelaha Somaliland, ee si qiyaasi karin uga soo horjeeda xisbiga hadda talada haya ee UDUB.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxweynaha JSL Oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Saraar. |
 |
|
 Madaxweynaha JSL Md. Daahir Rayaale Kaahin. Waxa maanta wareegto uu soo saaray ku magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Saraar JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| *TAHNIYAD AROOS, TAHNIYAD WAALID, TAHNIYAD EHEL* |
 |
|
 Waxaanu Qoyska cusub ugu ducaynaynaa mustaqbal wacan oo kulmiya farxad, Caafimaad, Barwaaqo, khayr oo dhan mid Adduunyo iyo mid Aakhiraba, Ubad Khayr qaba oo Dalkooda iyo Diintoodaba anfaca. Aamiin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Reminder: The Conference call with Chairman Mohamed Ismail is Tomorrow: |
 |
|
 This is a reminder that Somaliland American Council will host a conference call tomorrow, Sunday, August 17 at 1 pm ET (Washington DC time) and (6 pm London time) and the keynote speaker is Mr. Mohamed Ismail, Chairman of Somaliland National Election Commission.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Siilaanyo Maanta Ma Isaga Oo Keliyaa La Dooran Sidii Mugabi. Waa Nasiib Darro!? |
 |
|
 Waxa kale oo aan runtii doonayaa bal inaan dadka u iftiimiyo sababaha dhabta ah ee loola tartami waayay Mj. Siilaanayo doorashadii hore ee shirweynihii labad Xisbiga Kulmiye ee lagu soo doortey Gudoomiye Siilaanayo!? By: Mj. Omar Darod Hassan
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shirkii Gar-Aadag Oo La Soo Gebo-Gabeeyay Iyo Qodobadii Ka Soo Baxay. |
 |
|
 Shirkii Beryahanba Beesha Bariga Burco uga Socdaya Degmada Gar-Aadag G/Sanaag ayaa maanta la soo gaba-gabeeyay, iyada oo laga soo saaray 18-Qodob oo Sideed ka mid ahi si dhab ah u taabanayaa Xaaladaha Siyaasadeed, Dhaqaale ee Xiligan Dalku ku Jiro.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warqad Ku Socota Beel-Weynta Bariga Burco Ee Shirku Uga Socdo Gar-Adag. |
 |
|
 Marka xigta beeshan shirku uga socdo degmada gar adag idinka oo safka hore kaga jira beelaha ugu waawayn mandaqada geeska africa oo dhan, ugu aqoonyahanka waa wayn, ugu wax-garadka waa wayn, ugu ganacsatada waa wayn, ugu siyaasiinta waa wayn, ugu halgamaaga waa wayn...By: Dhiidhaa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Baga-baga Shilkuu Dhigay, Baga Dhoomuhuu Ridey.... |
 |
|
 Haddaba anigu markaan habkii buuggan loo qoray dhan walba ka rog-rogey ee aan laba kastaba isa saaray, waxaan ka geyn waayey aniga iyo qoraagii in aanu is hor fadhinay oo buugii wada akhrinayna, taasi oo macnaheedu yahay sawir buuxa ayuu iga siiyey qoraagu wuxuu ka hadlayey. By: Hamoud Duale
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 66 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Buugga Taariikh Nololeedkii Yusuf X. Adam oo la soo bandhiga |
 Buuggan oo ay qortay gabadh uu isagu dhalay ayaa wuxuu ka hadlayaa dhalashadii, hanaqaadkii, Waxbarashadii, waxqabadkii iyo halgankiisii. Waxana ku jira sawirro taariikhi ah iyo gabayo, heeso muujinaya dhinaca abwaanimada ee uu hiboda u lahaa Yusuf X. Adam.
Waxa kaloo uu buuggani muujinayaa taarrikhdii iyo halgankii ay dadka reer Somaliland u soo galeen xornimada aynu maanta haysanno. Waxana uu jiilka soo kacaya xusuusinayaa in aynu leenahay sooyaal taariikheed oo soo jireen ah.
Waxa dhacdooyinka noloshii Yusuf X. Adam ka gabyay abwaanno caan ah oo uu ka mid yahay Gaariye. wAxana habeenka bandhigga ka hadlay oo si mug leh uga warramay Abwaan Cali sugulle.
Abwaan Cali sugulle waxa uu markhaati fura inuu Yusuf X. Adam tiriyay hesta ay maanta Somaliya ku faanto ee la yidhaa Soomaaliyeey Toosoo, Toosoo isku Tiirsade eey. Heestan oo ay hore ui sheegteen Qaasim Hilowle, iyo Nin la yidhaa Cali Mire.
Haddaba iyadoo waxyaabaha ku jira buuggani aanay keliya ku koobnayan taarrikhda Yusuf X. Adam oo iftiiminaya dareenka iyo shakhsiyaadka u dhashay reer Somaliland siday uga qaybqaateen taariikhda Somalida deggan geeska Afrika oo had iyo jeer kacaankii Somaliya dabooli jiray, ayaa waxa kaluu tusaale u yahay in lagu dedaalo qorista taariikhda dadkeenna.
Qoraaga buugga Fawzia Yusuf X. Adam oo ah aqoonyahan siyaasi ah oo waayo arag ah ayaa waxa la filayaa inay noqoto mid ay tallabadeedan ku daydaan dadka kale ee Somalida ah ee danayanaya inay taarrikhda qoyskooda, dadkooda iyo dalkoodaba uruuriyaan.
Buuggan oo la filayo inuu noqdi mid dhaxalgal u ah taariikhda Somaliland ayaa Hadhwanaag ku boorrinyasaa in Wasaaradda Waxbarashada Somaliland u aqoonsato in uu ka mid noqdo duruusaha taarikhda dadka ee ubadka soo kacaya loo dhigo.
Buuggan meelaha laga helayo iyo sidoo loo helayaba, booqo shabakada loo sameeyey adoo halkan riixaya.
|
|
|
|