Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dufcadii Saddexaad Arday Ka Qalin Jabisay Dugsiga Sare Ee Sheekh/JSL.       Michael Jackson Oo Soo Islaamay.       Tacsi Tacsi Tacsi       Islamists say they'll fight Somali pirates       Shir La Isugu Yeedhay Shirkadaaha Xiiseynaya In Ay Saliid Ka Soo Saaran JSL.       Shirweyne Loogu Baaqayo Jaaliyadda JSL Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11.       Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

xukuumada jsl oo beenisay warar la isla dhex marayo: ciidamada itoobiya oo hubko

xukuumada jsl oo beenisay warar la isla dhex marayo: ciidamada itoobiya oo hubko

News


 Xukuumada Somaliland ayaa maanta beenisay warar been abuur ah oo sheegayay in ciidamada Itoobiya ee ka guuraya Muqdisho hubkooda culus ay soo marin doonaan Dekeda Magaalada Berbera, sidaasi oo ay faafisay wakaalada wararka ee PRESS TV, Iran -oo laga leeyahay dalka Irain,






                                                       
                               
Wakaaladaas  ayaa Magaalada Muqdisho waxa uga soo warama shaqsiyaad aad uga soo hor jeeda qadiyada Somaliland isla markaasna faafiya warar been abuur ah oo dhan ka ah Qaranimada Dalka Somaliland.

Warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Mr. Siciid Cadaani Mooge ayaa waxa uu u qornaa sidan soo socta: 

"Aniga oo tix raacayna wararkii ay soo qoreen wargeysyada qaar ka mid ah maanta oo ay taariikhdu tahay 19/08/08 , kuwaasi oo ay ku sheegeen in ciidamada Itoobiya ee ka guuraya Muqdisho hubkooda culus ay soo marin doonaan Dekeda Magaalada Berbera.Warkaasi waxa uu yahay mid been ah oo aan waxba ka jirin , sal iyo raad toona lahayn.

Waxa xusid mudan in markii Ciidamada Itoobiyaanku ay galayeen Soomaaliya in wargeysyada qaarkood ay qoreen in ciidamada Itoobiyaanka laga soo dajin doono Dekeda Berbera, sidaa awgeed waxa aanu leenahay warkan ay qoreen wargeysyada qaarkood in uu yahay beentii looga bartay iyo wararkii raqiiska ahaa ee caadada u ahayd in ay qoraan wargeysyada qaarkood, waxana ayaan darro ah in wargeysyo sheeganaya in ay ka mid yihiin warbaahinta qaranka Somaliland in ay beentaa ka iibiyaan shacbiga Somaliland iyo caalamka intiisa kaleba.Waxa aanu shacbiga reer Somaliland u sheegaynaa in aanay u dhaga taagin wargeysyada noocaas ah ee looga bartay beenta iyo wararka qaran dumiska ah ee ay caadaysteen".


Posted by: Safka-hore.com

Posted on Tuesday, August 19 @ 16:43:37 DAVT by admin



xukuumada jsl oo beenisay warar la isla dhex marayo: ciidamada itoobiya oo hubko - xukuumada jsl oo beenisay warar la isla dhex marayo: ciidamada itoobiya oo hubko
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Somalilander-Qurbajoog Ah
Subject : Re : xukuumada jsl oo beenisay warar la isla dhex marayo: ciidamada itoobiya oo hubko
Date : 2008-08-19
Somaliland waa inay heshiis la gasha Itobiya, heshiiskaas oo odhanaya in Itoobiya dekada Berbera kala soo degi karto hub, mar hadi Somaliland canshuurayso waxa ay Itoobiya la soo degto wax dhibaato ah oo jirta anigu ma arko.

Kooxaha ka soo horjeeda Itoobiya iyagana ha loo fasaxo inay hub kala soo degaan dekada Berbera kadibna diyaarad ay ku geeyaan meelaha ay ka joogan Somalia, iyagana canshuur baanu ka qaadayna waxa ay la soo degaan.

Somaliland waa inay danteeda wax kasta ka hormarisa, Itoobiya iyo kooxaha ka soo horjeeda midna anaga danteena dan kama laha marka sababta aanu anaguna dantooda dan ka lahaano ma jirto, dhaqaalaha Somaliland waa in kor loo qaada.

Ta kale dhalinyarada Somaliland ee Sanaag in afduubka marakiibta bartaan baa loo baahan yahay si halkaasna dhaqaale ay dalka ka soo gasho. Ganacsatada Somaliland inay dhalinyarada doonyo yaryar uu ibiyaan hubna uu saaran baa loo baahan yahay, ciidamada badda ee Somaliland inay dhalinyaradan baraan sida wax loo afduuba iyaduna waa muhiim.

Aduunku wuxu qora Soomaali baa wax afduubtey, jeclow ama ha jeclaanin, marka hadiba aan la kala saareyn Soomaalida wax afduubeysa ma aha in tareenka lacagti fuushantahay ina dhaafto ee afduubka xeebaheena ka socda waa inaynu la qabsana kadibna ka qabsana Majerteenia oo aynu gebigeedba la wareegna mashruucan afduubka.

Miskiinimada aynu iska dhaafno!

Name : Qarxiye
Subject : Re :xukuumada jsl oo beenisay warar la isla dhex marayo: ciidamada itoobiya oo hubko
Date : 2008-08-19
Sidaa uu sheegay Somalilander-Qurbajoog. Mar haddii is-wanaajintii iyo dimoraadiyaddii cajiibka ahayd waxba lagu waayay iyo ictiraaf. Waa lagama maarmaan in dhinaca kale loo garaaco. Waaba sidii hal-ku-dheggii Carabta ee lahaa, "Duq Cawaj Baa Yakuun Saani"! Halka uu ka Reer Yurubna ka yidhi, " Haddii aad aragto dunida oo sii dhacaysa lama soo qabto ee waa la sii laadaa iyada ayaa saaniga imaan doonta"!

Horta haddii Somaliland weydo Ictiraaf ay iskaga shaqaysto oo danaheeda ku maamulato. Maxaa kale ee la yeelayaa ee ay tahay taladu taa bedelkeeda.

Anigu aan ku horreeyo. Waxa aan qabaa in la aar goosto. In sida Reer Puqlan si ka daran loo dhaqmo oo daamur, caydh iyo saliid la is mariyo in aan lagu soo qaban karin oo cirka dhulka lagu dhufto dhinaca kalena loo rogo iyo waxa saaran haddii ay teena tahay. Intii la i yeelay in aan anigu soo yeelo waa mid diini ah. inkasta oo ay ka wanaagsan tahay tii aan hore u yeelay oo ah saamaxaad. Saamaxaadu se mar kasta ma shaqayso waajibna ma wada aha. Dawlad iyo Shacbiba waa in loo dhaqaaqo difaaca iyo wax-iska-dhicin dhab ah.

In badan baa la dul qaatay. Dul qaadka badanina waa doqoniimo.


Qarxiye

[ Reply ]


Pages : [ xukuumada jsl oo beenisay warar la isla dhex marayo: ciidamada itoobiya oo hubko 1 ]