Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dufcadii Saddexaad Arday Ka Qalin Jabisay Dugsiga Sare Ee Sheekh/JSL.       Michael Jackson Oo Soo Islaamay.       Tacsi Tacsi Tacsi       Islamists say they'll fight Somali pirates       Shir La Isugu Yeedhay Shirkadaaha Xiiseynaya In Ay Saliid Ka Soo Saaran JSL.       Shirweyne Loogu Baaqayo Jaaliyadda JSL Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11.       Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.

waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.

News


 
Sample ImageSanadii 1986 wuxuu shahaadada Degreega sidoo kale ka qaatay Jaamacadii National University of Somalia ee Muqdisho. Sanadii 1992 wuxuu shahaadada Degree 1aad ka qaatay Jaamacadda South Bank University ee London isaga oo ku takhasusay Civil Engineering. 1996 waxa uu shahaadada sare ee Master ka qaatay Institute of Independent Business London.



Sample Image
Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa kan uu yahay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Dib-u-Dejinta Jumhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Yuusuf Cismaan, kaas oo uu Madaxweyne Rayaale Magacaabay.
 
Waa kuma Md. Maxamed Yususf Cusman?

Mohamed Yusuf Osman wuxuu 1996kii Shahaadada Sare ee Master ka qaatay Institute of Independent Business London.

Sanadii 1992kii wuxuu Shahaadada First Degree ka qaatay Jaamacadda South Bank University ee London. Isagoo ku takhasusay cilmiga loo yaqaan Civil Engineering.

Sanadkii 1986kii wuxuu Shahaadada Degreega sidoo kale ka qaatay Jaamacadii National University of Somalia ee Muqdisho isagoo ku takhasusay Civil/Building.

Sanadii 1983kii wuxuu Shahaado Diploma ah ka qaatay Hargeisa Technical Insitute.

Khibradaha Shaqo:

Mudane Mohamed Yusuf Osman wuxuu ka tirsan yahay khubarada la talinta gacansi ee Institute ka Independent Business – London.

Sanadkan 2008da wuxuu Mohamed Yusuf Osman la-taliye u ahaa qaybaha dawlada, LNGOs iyo shirkadaha gaarka ah qaarkood.

2006dii wuxuu la-taliye u ahaa London Borough of Ealing.

2006 wuxuu la-taliye u noqday Ardyada Jaamacadda Hammersmith and west London College.

2000 Wuxuu Mudane Mohamed Yusuf Osman, Barre sare ka noqday Ealing Tertiary College, London

Sannadkii 1993 wuxuu ahaa shaqaale dhinaca horumarinta qaxoontiga ah, Community Center, Acton London W3.
 
1990kii. Wuxuu ahaa National Officer UNHCR Muqdisho Somalia.

Posted by:Safka-hore.com

Posted on Wednesday, August 20 @ 17:40:14 DAVT by editor



waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?. - waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Qarxiye
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-20
Mabruug Md. Mohamed Osman.

Nabar aad ogtahay waxba kuma yeelo. Ku soo dhowow dhaqanka dad la maamulo Reer Somaliland oo ah:

" Qalbi furan iyo Dherbaaxo kulul"!

Qarxiye


[ Reply ]



Name : Mr. Halgame
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-20
Ninkan qibradiisa shaqo ee ka badnaan weyday daraajooyinka ku taxan ee "LA-TALIYE" u badan, waxaaban is idhi midhaa ninkani, waaba La-taliyaha la-taliyahiisii ama Taliyaha Taliyahiisii ama Mareeyaha Mareeyahiisii ama Diretooraha Diretoorahiisii, iwm ee aan Xamar ku maqli jiray!!

Maa caleesh, waa nin dhalinyaro ah oo cilmi leh oo weji furan, yacni aan weji maxbuus u ekeyn sida ku cad sawirkiisa; waanan soo dhoweynaya, Hambalyo ayaanan leeyahay.

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin.


[ Reply ]



Name : Mr. Halgame
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-20
KULMIYOW, ka bul dheh, La-Taliyaha La-Taliyahiisii baa yimide!

Tollow, muxuu Riyaale uga dhigan waayey, La-Taliye ileyn khibradaas wuu leeyahaye mise, ma waxa uu doonaya inuu ninkan wejiga furan leh uu ku miineeyo wasaarad madhan oo mudo gaaban gudaheed, ay isaga dambeeyeen ama iskaga tageen laba wasiir oo beesha ka soo jeeda sidaasna uu kaadhka kaga gubo miskiinkan yar?

Bal, weynu eegi halka, ay sal dhigato.

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin.


[ Reply ]



Name : Mohamed
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-21
Waar nimankan Daroodka Sheegta nin xumi qolana maaha maxaa laga siiya gabadhan sodohda ah, maxay se kolba dacaayad rakhiis ah oo aan meelna gaadhay uu soo dhiibayaan gaal waalan ee aan anshax qoraal lahayn. qrinqiirku markii uu ku fashalmiye inuu caalamka ka dhaadhiciyo afkaartiisa talo waxay ka noqotay in soo celiyaan cay nin saxafi ah. markaa somalidu waxay tidhaa sheega ma dhaafto hadaanay iyagu shuqulkaa aqoon maxaa baray raad ninkaa waxay ku sheegayaan

http://by123w.bay123.mail.live.com/mail/InboxLight.aspx?FolderID=00000000-0000-0000-0000-000000000001&InboxSortAscending=False&InboxSortBy=Date&n=1854111805

waxaad kala xidhiidhi karta Ninka ay kiraysteen ee magaca muslinka leh
Shamsudiin Meglamatis
mhmd7shms7meg@yahoo.fr
iyo
ms1z@yahoo.it

waxaad warkan ka helaysa
www.Americanchronicle.com


[ Reply ]



Name : Mujaahid
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-21
Waa nin Aqoon leh, laakiiin ma ka fiirsaday wasaaradan wuxuu wasiirkaa uga tegey, arimihii dib u dejinta ee haayaduhu bixin jireen in madaxtooyadu la wareegtay oo aanu qalin iyo buug toona isa saari doonin ma is weydiiyey ?.. any way ku soo dhawoow wasaarada una fiirso wuxuu wasiirkii horeba uga cararay


[ Reply ]



Name : Qarxiye
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-21
Md. Mohamed Yusuf Osman. Waa kaas wixii aanu kuu sheegaynay ay durbaba kugu bilaabeen adiga oo aan koodhkiiba iska bixin. Weligaa la soco waxa ay shubayaan inta badani ma cilmiyaysana siiba weligaa biyo iskaga dar wixii ka soo baxa afkiisa ninka isku magacaabay Halgame oo aan lafahiisna u tudhin lafo guri yaal u tudhin. Waa nin u dhaqma sida dhafoorqiiqle oo shan daqiiqo dhiman.

Mahadsanid

Qarxiye.

Name : Mr. Halgame
Subject : Re :waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-21
Saaxiib, xasarad raqiis ah iyo yooyootan aan loo fadhiyin baad wadaa. Dhowr jeer oo hore oo aan kuu diyaariyey jawaabna, waxa la iga baloogay mawduucyadii aad wax soo malmaluuqday; waxaanan fahmay, in adiga iyo xulufadaada Iisku magacowday SAFKA-HORE, intaydun xasarad iyo fidmo dadka soo dhex dhigtaan dabeetana, aydun baloogtaan mawduucaas si aan la idiinku jaawabin sidaasna aad is moodsiisaan inaydun cid gool ka gashateen ama ka dhaliseen.

Mida kale, dhowr jeer oo herena, ayaad golahan igu magacowday adigoo aan marna golahan ku magacaabin kuwa sida xun u baxay ee dadnimada xun ee hadh iyo habeen golahan shaqsiyaadka iyo reeraha dhan aan waxba u dhimin sida foosha xun ee diinta, dhaqanka iyo caadadeena suuban ka baxsan u aflagaadeenayey.

Ma xulufaad kuwaa la tahay oo waad ku raaxeysaneysey caydooda mar haddii ay caayayaan reero kale iyo degaano kale.

Miyaadan fikir soo jeedin karin adigoo shaqsiyeeya oo reereeya mooyaane?

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin.
Name : Mr. Halgame
Subject : Re :waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-21
DADNA, WAA HADLAA EYNA WAA CIYAA!!

WAAR, GUNTANI MAXAY AHAAYEEN?

WAAR, YAA WAX INOOGU DAREY NUXUUSTAN GUNTA AHI?

CALAAYA XAAL, WAXA UU MUJ. KU-CADDEEYE, KU SHEEGAY AMA KU MICNEEYEY GUNTA NOOCAN AH, SIDA HOOS KU XUSAN:

“Waa koox aan reer, beelnimo, sharaf, karaamo, milgo aan dan ka lahayn ee u xaydatay dantooda gaar ahaaneed. Weliba dan budhcad qalin, waa kooxdaa aan bixiyay :

Beel-biis, Somaliland-biis, dadnimo-biis, muslinimo-biis, karaamo-biis, duriyad-biis, xisbi-biis, ilbaxnimo biis, cilmi biis, taariikh biis, dhegsamo biis, deeq-biis, siyaasad biis, muxaafidnimo biis, koox biis, ficil biis, qalin-ku-qowlaysato, Qowlaysato, calooshooda watooyin, qudhun qadhaadh, qashaabiir, qashaafiish, qashaashuush, brigado roso [red brigade ]( waa qolo maafiya budhcad ahayd oo waa ka soo baxday dalka talyaaniga, todobaadtanaadkii oo ugu danbaystiina dilay raiisal wasaarihii talyaaniga).”

SIDAAS DARAADEED, KA KHASHAAFA OO QUUDHSADA OO AFLAGAADADOODA IYO DHAQAN XUMADOODA DAN HA U GELINA WAAYO DAR ALLAY U BAHDILMEENE; ISKANA FOGEEYA BURUSHKA WISIKHDA AH EE AY MARBA MARMARINAYA BEELAHA SHIIKHA IYO SHARIIFKABA LEH EE AAN WAXBA GALABSAN IYO SHAQSIYAADKA MAQAAMKA, SHARAFT, IYO KARAAMO KU LEH UMMADEENA IYO DALKEENA HOOYO AY MARMARINAYAAN; WAANA KAB IYO SAXAARADEED EE ISLA TUURA. HALKAANA, KA WADA HALGANKA UMMADA IYO DALKEENA LAGU BADBAADINAYO.

GUUL IYO GOBANIMO,

MR. HALGAME.
MAY GOD BLESS THE PEOPLE AND THE STATE OF SOMALILAND. AMIIN.
Name : Mr. Halgame
Subject : Re :waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-22
Cayda Habar Jeclo, waxa ay aad u farxad gelisaa Ducaalle II, Guuleed Xaji, Farrid, Qarxiye, Haiban, iyo qaar kale oo la wada garanayo xumaha ay dhex dabaalanayaan kuwaasoo ku goobta dadka xaqa iyo runta sheega, hase yeeshee, aan marna ka hadal kuwa dadka iyo reeraha dhan golahan hadh iyo habeen sida foosha xun uga aflagaadeeya.

Waanan ognahay, haddii Beesha Habar Yoonis ama Beesha Gudabiirsi iyo mas’uuliintooda looga caayi lahaa shabakadan iyo golaheeda fikradaha sida looga caayo Beesha Habar Jeclo iyo mas’uuliinteeda, waa hore, ayey qaylo afka saari lahaayeen oo sida u caadada ah ku wada gooban lahaayeen kuwa dadnimada xun ee duloobay ee halkan dadka iyo reeraha sharafta iyo karaamada leh ka soo caaya.

Run ahaantii, shabakada somalilandpatriots iyo golaheeda, waa goobta keliya ee sida badheedhka ah ee joogtada ah ee foosha xun looga caayo Beesha Habar Jeclo iyo mas’uuliinteeda, waana taariikh qormaysa oo aan la dafiri karin.

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin.

[ Reply ]



Name : Haiban
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-23
Waa salaamantihiin dhamaantiin:
Anigu kuugu yeedhimaayo magacyada dadka qaarkii halkan kuugu soo qoraan,shabakandan haddaanad raali ka ahayn dee iskaga tag iyadiyo caydeedaba,maxaa kugu xidhxidhay ee kugu dhajiyay.Waxaad dooda ka dhiganaysaa waxba kuu tarimayso, Waxaad tidhi ( Cayda Habar Jeclo, waxa ay aad u farxad gelisaa Ducaalle II, Guuleed Xaji, Farrid, Qarxiye, Haiban, iyo qaar kale oo la wada garanayo xumaha ay dhex dabaalanayaan )Taasi waa mid afka inuun xishood ku hadhay ka yaqyaqsoodo inuu ku fikiro daa ku dhawaaqisteedo,Habar Jeclo waa ayo markaan ku farxayno caydeeda.Waar malaha wixii lagugu sheegi-jiraa wax ka jiraan.Habar jeclo waa anaka,anakuna Habar Jeclaanu nahay[Wanaageeduna wuu naka farxinayaa,xumaheeduna wuu na xumeynaa],waxa laga yaabaa inaanad reerkaba ahayn ee aad sheegato tahaye mar-dambe yaanaan kaa maqlin Habar Jeclo iyo ciday tahay-toona,Halkan waxa ka muuqata inaad dadka sanka ka marmarinaysid Habar Jeclo si loo caayo ee la eeg-eego qaar kaasii caqli liita anaku waanu dhaafsiisanahay halkaad birinbirqaynayso ee aad ku ciyaar baranayso,Haddaanu doonayno inaanu ku faraxno cayda Habar Jeclo amba ay na farxad galinayso noocaagoo kale nooga soo jeedimaayo walaa qayrag,waxaan aad uga xishoodaa inaan akhristo waxaad qolka yar ee faalooyinka ku soo tuusho ee maanta ishaaba igaga dhacday iyo magacyada xishmada mudan eed soo uruursatay. Waa halkii Mj.Ducaale II maahmaah Carabiyaa tidhaahda ( اذا لم تستحى فصنع ما تشاء ),haddii ay cid la hadlilahaayeen akhyaartaad halkan aad ku magacwday adigay kula hadlilahaayeen ee waxay fahansanyihiin AAYADA QURAANKA AH EE KU JIRTA JISKA 29 naad,SUURADA ALXAAQA AAYADA 12naad INTEEDA DAMBE ( وتعيها ادن واعية ).sidaa daraadeed daydayo qoomkaaga oo amaanka noogu roonow,waxaad tidhiba lagu yidhiye.


Wassalaam.

Haiban.


[ Reply ]



Name : Mr. Halgame
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-23
TESTING...TESTING...TESTING...!

TIJAABO...TIJAABO...TIJAABO...!


[ Reply ]



Name : Mr. Halgame
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-23
TESTING...TESTING...TESTING...!

TIJAABO...TIJAABO....TIJAABO...!

WEEDHAHAN KOR KU CAD, WEY KU SOO BAXAYAAN GOLAHA, HASE YEESHEE, JAWAABTII AAN U DIYAARIYEY HAIBAN, WAA LAYGA BALOOGAY, WAANA TAB AY ADEEGSADAAN CANAASIIRTANI!


[ Reply ]



Name : Mr. Halgame
Subject : Re : waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?.
Date : 2008-08-23
TIJAABO….!!!!

JAWAAB MUNAASAB AH OO AAN KAGA JAWAABI LAHAA QORAALKA CAYDA AH EE NINKA LA YIDHAAHDO HAIBAN, WELI, BALOOGII CANAASIIRTA, AYAA SAARAN OO HALKAN KU SOO BIXI MAAYO SI KASTA OO AAN UGU CELCELIYO AMA WAX KA YARA BEDELO.

HASE YEESHEE, WAXAAN IDIN LA SOCODSIINAYA, IN QAAR KA MID AH KUWA MAGAYADA BADAN GOLAHAN KU SOO GALA SIDA DUCAALLE II, GUULEED XAAJI, HAIBAN, IYO QAAR KALE OO LA WADA YAQAAN OO AY ISKU HAL RUUX AMA QOF YAHAY CADEYTEEDANA, WAA LA HAYAA.

GUUL IYO GOBANIMO,

MR. HALGAME,
MAY GOD BLESS THE PEOPLE AND THE STATE OF SOMALILAND. AMIIN


[ Reply ]


Pages : [ waa kuma wasiirka cusub ee wasaarada dib-u-dejinta jsl?. 1 ]