Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dufcadii Saddexaad Arday Ka Qalin Jabisay Dugsiga Sare Ee Sheekh/JSL.       Michael Jackson Oo Soo Islaamay.       Tacsi Tacsi Tacsi       Islamists say they'll fight Somali pirates       Shir La Isugu Yeedhay Shirkadaaha Xiiseynaya In Ay Saliid Ka Soo Saaran JSL.       Shirweyne Loogu Baaqayo Jaaliyadda JSL Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11.       Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

sanad-guuradii 10aad iyo qalinjabinta dufcadii 7aad ee jaamacada camuud/jsl.

sanad-guuradii 10aad iyo qalinjabinta dufcadii 7aad ee jaamacada camuud/jsl.

News


 Waxaa Xafladaasi ka hadlay, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Beeraha, Wasiiru Dowladaha Waxbarashada, Wasiirka Waxbarashada, Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Maayarka Borama, Guddoomiyaha Gobalka Awdal, Guddoomiyaha Jaamacada Burco, Madax ka socotay Midowga Yurub iyo weliba Saxafiga caanka ah ee Axmed Xasan Cawke. Sawirada 1,2.


Guddoomiyaha Jaamacada Camuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed oo furitaankaasi ka hadlay ayaa ka faalooday marxaladihii kala duwanaa ee Jaamacada soo martay, waxuuna sheegay in markii ay aasasayeen 1998 aysan dadka intooda badan fileyn inay heerkaan Jaamacada gaadhi doonto.

Guddoomiyaha waxuu u mahadceliyay wax-garadka gobalka Awdal gaar ahaan Borama oo uu sheegay inay habeen iyo dharaar garab istaageen sidii jaamacada u hirgali laheyd, waxuuna ugu baaqay inay dadaalkooda wali sii wadaaan.

( Marti-sharafta ka soo qaybgashay munaasibada qalinjabinta ardayda Jaamacada Camuud).

Waxa uu sheegay in ardayda ka baxda Jaamacada CAMUUD ay ka soocan yihiin ardayda kale, isla markaana kaalmaha ugu horeeya ka galaan goobaha ay u shaqa tagaan, waxuuna kula dardaarmay ardayda maanta qalin jabiday inay waxbarashada sii wadaan ayna yihiin danjirayaal Camuud u kala fadhin doona goob kasta oo ay caalamka ka aadaan.

Waxaa sidoo kale xafladaasi ka hadlay, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Beeraha, Wasiiru dowladaha Waxbarashada, Wasiirka Waxbarashada, Guddoomiyaha xisbiga UCID, Maayarka Borama, Guddoomiyaha Gobalka Awdal, Guddoomiyaha Jaamacada Burco, Mas'uuliyiin ka kala socday hay'ado dhowr ah, Madax ka socotay Midowga Yurub, Saxafiga Axmed Xasan Cawke, waxeyna dhamaan u hambalyeeyeen ardaydaan qalin jabiday waxeyna u rajaayeen guul mustaqbalkooda
dhow ku aadan.






                   (Wariye Axmed Xasan Cawke) 



Source: Saylac.com


Hadana waa Hargaysa iyo qalinjebintii 250 Arday Jaamicadaha Hargaysa oo sawiran







Guul iyo Gobanimo.

Posted Safka-hore.com

Posted on Wednesday, August 20 @ 18:46:21 DAVT by editor



sanad-guuradii 10aad iyo qalinjabinta dufcadii 7aad ee jaamacada camuud/jsl. - sanad-guuradii 10aad iyo qalinjabinta dufcadii 7aad ee jaamacada camuud/jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Mr. Halgame
Subject : Re : sanad-guuradii 10aad iyo qalinjabinta dufcadii 7aad ee jaamacada camuud/jsl.
Date : 2008-08-20
CODSI KU SOCDA JAAMACADAHA DALKA SOMALILAND!

Sida aydun ula socotaan, maalinta xafladaha qalin jebinta jaamacadaha, waa maalin wey oo muhiimad gaar ah iyo taariikh weyn u leh ardayda, ummada iyo dalkaba.

Sidaa daraadeed, waxaan idinka codsanayaa, in hablaha qalin jebinaya abuurtooda iyo haweennimadooda loo tixgeliyaa oo loo ogolaadaa, inay maalintaas muhiimada weyn u leh ee ay u soo diyaar garoobeen isu soona dhiseen si, ay quruxdooda ku yara muujiyaan ileyn, waa guur doone oo laga dhaafo masarkan yar ee madaxa iyo dhuunta kaga duuban ee ay koofiyada ka hoos gashteen si ay hilqadahoodii iyo dahabkoodii u soo gashan lahaayeen meeshana uuga dhalaali lahaayeen sida hablaheena u caadada ah.

Hadaba, tani, waa xaflad qalin jebin ah oo qurxoon iyo arday wada qurxoon, hase yeeshee, waxa sawirka gabdhaha kaaga muuqda sida cidhiidhiga ah ee ay hilqadahoodii masarka yar dusha uga soo mariyeen taasoo kuu muujinaysa, inay dhib weyn ku qabaan masarkaas ay koofiyada ka hoos gashteen, waana in laga dhaafaa oo rag iyo dumar ee maalintaas qalin jebinaya, ay isku mid iyo isku direys noqdaan.

Waxaanan ardaydaas wada leeyaha Mabruuk ama Hambalyo oo noqda kuwii walidkooda, ummadooda iyo dalkooda u aayi lahaayeen. Amiin.

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin

Name : Jaamac Walaal
Subject : Re :sanad-guuradii 10aad iyo qalinjabinta dufcadii 7aad ee jaamacada camuud/jsl.
Date : 2008-08-21
Halgamow taas la sug marka adiga iyo Xisbigaag Kalalumiye/Siilaanyo ay madax noqdaan. Markaas oo aydun dhammaan dharka ka dhigi doontaa Hablaha oo aad gaardi siin doontaan. Waana inoo waawow iyo in aan la arag wax miyir qaba oo aynu dabada xoorka wada marsado sidii cawsha.


Jaamac.

[ Reply ]



Name : Maxamud O Awad
Subject : Re : sanad-guuradii 10aad iyo qalinjabinta dufcadii 7aad ee jaamacada camuud/jsl.
Date : 2008-08-21
waxan ujawaabayaa ninkaa leh habluhu quruxdooda ha muujiyeeen illeeen waa guurdoone.
Tolow saaxiibkey ma wuxuu leeyahay habluhu dharka hala baxeeen illeeen wajigoodii waa muuqdaaye . Anaaa fajactu
nabadeey


[ Reply ]


Pages : [ sanad-guuradii 10aad iyo qalinjabinta dufcadii 7aad ee jaamacada camuud/jsl. 1 ]