Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dufcadii Saddexaad Arday Ka Qalin Jabisay Dugsiga Sare Ee Sheekh/JSL.       Michael Jackson Oo Soo Islaamay.       Tacsi Tacsi Tacsi       Islamists say they'll fight Somali pirates       Shir La Isugu Yeedhay Shirkadaaha Xiiseynaya In Ay Saliid Ka Soo Saaran JSL.       Shirweyne Loogu Baaqayo Jaaliyadda JSL Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11.       Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

BBC Somali

Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi

Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.

dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.

News

 Dood si weyn loo soo agaasimay oo habeenkii xalay lagu qabtey Magaalada Hargeysa, taasi oo laga hadlayay xaalada Somaliland iyo isbadalka siyaasadeed, nololeed iyo dhaqaale ee ay Somaliland mustaqbalka u baahan tahay,. Ayaa waxa ka hadlay madax fara badan.

Siilaanyo: "Aniga ayaa iska leh Xisbiga Kulmiye oo samaystay ee Axmedow afka dabaysha ka qarso"!

ayaa waxa ka hadlay xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada, siyaasiyiin ka tirsan xisbiyada mucaaridka ah iyo kuwo madax banaan.
 
Hadal dheer oo dhinacyo badan taabanaya oo uu halkaasi kajeediyay Xoghayaha Arimaha Debeda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Dr. Ahmed Xuseen Ciise, waxa uu si weyn ugu eedeeyay xisbiyada Somaliland, isaga oo xisbiga uu ka tirsan yahay tusaale u soo qaatey in aan dhexdooda laga tartami karin, waxaana hadaladiisii ka mid ahaa "Isbadalku mama qof ku bedel qof kale, mana aha xisbi xisbi ku bedel, balse waa nidaam ku bedel nidaam kale, ragbaa xisbiyada soo hadal qaatay, waxaan idiin sheegayaa in xisbiyadeenu xidhan yihiin oo aan dhexdeeda laga tartami karin, anigaaba taas ka mid ah oo idiin sheegaya, ninbay u xidhin yihiin".
 
Hadaladan ka soo yeedhay Dr. Ahmed Xuseen Ciise ayaa loo tarjuman karaa inuu ka rajo dhigay in uu xisbiga Kulmiye dhexdiisa iska soo sharaxo, waxayna tani marag muujin u tahay hadalo badan oo beryahan dambe la isla dhexmarayay, kuwaasi oo sheegayay in ay siyaasiyiin badan oo xisbiga Kulmiye ka mid ahi ka fiirsanayaan mastaqbalkooda siyaasadeed, iyaga oo saluug weyn ka qaatay qaabka beelaysan ee xisbiga dhexdiisa kasocda.
 
Ahmed Ismail Abdi
Somalilandnation/Malaysia
Guji mareegtan in aad ka bogato haddii ay kuu furanto warkaas oo tafaqyatiran.

enter clipart

http://www.somalilandnation.com//index.php?option=com_content&task=view&id=942

Posted by: Hirsi Mohamed
hirsi2@hotmail.co.uk
UDUB/UK

Posted on Thursday, August 21 @ 08:16:45 DAVT by admin

dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye. - dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.

Pages : [ 1 ]

Name : Mr. Halgame
Subject : Re : dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-21
Shabakada somalilandnation, waa shabakad la mid ah Qarannews, harawo, somalilandpatriots, iwm kuwaasoo si aan xishood iyo qajilaad lahayn ugu hadla afka Riyaale iyo Xukumadiisa.

Sidaas daraadeed, waxay sheegaan iyo waxa ay qoraan dan ha u gelina oo iska dhaafa huuhaadooda ha iska dhex dabaasheene.

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin.

Name : Muxummad Cabdillaahi
Subject : Re :dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-21
somaliweyn iyo reer kulmiye
jab weyn baa u sugane

mujaahid weeye safka hore
dalkoodii u saahidaye

maxay tari silaanyo iyo tolkii
silic baw qorane

saqajaanyow ninna kuma rabo
saancad baad tahaye

somaliland way kaa maarantoo
sab xun baad tahaye

soco oo aweys ha kula wadee
agtiisa meel suubso

adoo sandahan oo nacdali kugu taal
sow is qari maaha

adoo sinji xume ah oo salka u yaal
sow afka hayso maaha

adoo saaqid iyo badow dibjira ah
sow in lagu xidho maaha

adoo suukay miidhan miidhan ah
sow yaan lagu arkin maaha

waar saas baad wada tihiine sow
aayar saldhigo maah.

Muxummad Cabdillaahi
Name : Nin Hulqame ( Halgame ) Garanaya
Subject : Re :dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-21
Hulqamow lugtii faraska raacday baad tahay ee luunku gawracay.

Somali Gudhuu ( Sujuu ) waad uu ugu hadal wanaagsan yahay. Halkani ma aha Ugaandha iyo dhulkii Sawaaxiliga ee sablaale looga soo dhoofay.
Name : Mr. Halgame
Subject : Re :dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-21
DADNA, WAA HADLAA EYNA WAA CIYAA!!

WAAR, GUNTANI MAXAY AHAAYEEN?

WAAR, YAA WAX INOOGU DAREY NUXUUSTAN GUNTA AHI?

CALAAYA XAAL, WAXA UU MUJ. KU-CADDEEYE, KU SHEEGAY AMA KU MICNEEYEY GUNTA NOOCAN AH, SIDA HOOS KU XUSAN:

“Waa koox aan reer, beelnimo, sharaf, karaamo, milgo aan dan ka lahayn ee u xaydatay dantooda gaar ahaaneed. Weliba dan budhcad qalin, waa kooxdaa aan bixiyay :

Beel-biis, Somaliland-biis, dadnimo-biis, muslinimo-biis, karaamo-biis, duriyad-biis, xisbi-biis, ilbaxnimo biis, cilmi biis, taariikh biis, dhegsamo biis, deeq-biis, siyaasad biis, muxaafidnimo biis, koox biis, ficil biis, qalin-ku-qowlaysato, Qowlaysato, calooshooda watooyin, qudhun qadhaadh, qashaabiir, qashaafiish, qashaashuush, brigado roso [red brigade ]( waa qolo maafiya budhcad ahayd oo waa ka soo baxday dalka talyaaniga, todobaadtanaadkii oo ugu danbaystiina dilay raiisal wasaarihii talyaaniga).”

SIDAAS DARAADEED, KA KHASHAAFA OO QUUDHSADA OO AFLAGAADADOODA IYO DHAQAN XUMADOODA DAN HA U GELINA WAAYO DAR ALLAY U BAHDILMEENE; ISKANA FOGEEYA BURUSHKA WISIKHDA AH EE AY MARBA MARMARINAYA BEELAHA SHIIKHA IYO SHARIIFKABA LEH EE AAN WAXBA GALABSAN IYO SHAQSIYAADKA MAQAAMKA, SHARAFT, IYO KARAAMO KU LEH UMMADEENA IYO DALKEENA HOOYO AY MARMARINAYAAN; WAANA KAB IYO SAXAARADEED EE ISLA TUURA. HALKAANA, KA WADA HALGANKA UMMADA IYO DALKEENA LAGU BADBAADINAYO.

GUUL IYO GOBANIMO,

MR. HALGAME.
MAY GOD BLESS THE PEOPLE AND THE STATE OF SOMALILAND. AMIIN.
Name : Mr. Halgame
Subject : Re :dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-22
Cayda Habar Jeclo, waxa ay aad u farxad gelisaa Ducaalle II, Guuleed Xaji, Farrid, Qarxiye, Haiban, iyo qaar kale oo la wada garanayo xumaha ay dhex dabaalanayaan kuwaasoo ku goodbta dadka xaqa iyo runta sheega, hase yeeshee, aan marna ka hadal kuwa dadka iyo reeraha dhan golahan hadh iyo habeen sida foosha xun uga aflagaadeeya.

Waanan ognahay, haddii Beesha Habar Yoonis ama Beesha Gudabiirsi iyo mas’uuliintooda looga caayi lahaa shabakadan iyo golaheeda fikradaha sida looga caayo Beesha Habar Jeclo iyo mas’uuliinteeda, waa hore, ayey qaylo afka saari lahaayeen oo sida u caadada ah ku wada gooban lahaayeen kuwa dadnimada xun ee duloobay ee halkan dadka iyo reeraha sharafta iyo karaamada leh ka soo caaya.

Run ahaantii, shabakada somalilandpatriots iyo golaheeda, waa goobta keliya ee sida joogtada ah foosha xun looga caayo Beesha Habar Jeclo iyo mas’uuliinteeda, waana taariikh qormaysa oo aan la dafiri karin.

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin.
Name : Farrid
Subject : Re :dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-23
Anigu sowtii aan bari hore iskaga kaa baydhay kolkii aan ogaaday halka aad shaxda ka taqaan in ay tahay meel aan anigu ka xaragoodo.Saaxiib Faaraxaow ma u maleyneysaa in aan isku qoomameeyo dood wadaag aan baryo kula wad wadi jiray.
Imikana anigu adiga kulama yaabo ee waxan la yaabaa kuwa wali aan ku barran ee waqtigooda iskagakaa khasaarinaya.

Xaasha aniga barbaarintayda ayaan aheyn in aan beel reer Somaliland ah xumo iyo caytoona u quudho.Si kasta oo aad u eedaantona adiga iyo qeyrkaaba iisoo heli maayaan in yar oo deelqaaf ah.

Ugu dambeyn tiiyoo ay ceynkaas tahay aniga kolay saamax ayaad iga tahay oo wax kasta oo aad tidhaa waxba kuugu qaadi maayo.
Farah Halgamow iska dhex mushaax badahaaga iyo halka xun ee aad kaftanka ka baratay.
Name : Farrid
Subject : Re :dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-23
Correction
Correction on my previous comment:

Anigu sowtii aan bari hore iskaga kaa baydhay kolkii aan ogaaday halka aad shaxda ka taqaan in ay tahay meel aan anigu ka xaragoodo.Saaxiib Faaraxaow ma u maleyneysaa in aan isku qoomameeyo dood wadaag aan baryo kula wad wadi jiray.
Imikana anigu adiga kulama yaabo ee waxan la yaabaa kuwa wali aan ku barran ee waqtigooda iskagakaa khasaarinaya.

Xaasha aniga barbaarintayda ayaan aheyn in aan beel reer Somaliland ah xumo iyo caytoona u quudho.Si kasta oo aad ii eedeysonaadiga iyo qeyrkaaba iisoo heli maayaan in yar oo deelqaaf ah OO AAN KULA DHACAY BEELAHA SOMALILANd
Ugu dambeyn tiiyoo ay ceynkaas tahay aniga kolay saamax ayaad iga tahay oo wax kasta oo aad tidhaa waxba kuugu qaadi maayo.
Farah Halgamow iska dhex mushaax badahaaga iyo halka xun ee aad kaftanka ka baratay.

[ Reply ]

Name : Birlashubay
Subject : Re : dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-21
Axmed Xuseen Ciise oo Markii ugu Horeysay Shaaca ka qaaday in Kulmiye Cid Gaar ahi Leedahay
Thursday, 21 August 2008
Hargeysa (Somalilandnation)- Dood si weyn loo soo agaasimay oo habeenkii xalay lagu qabtey Magaalada Hargeysa, taasi oo laga hadlayay xaalada Somaliland iyo isbadalka siyaasadeed, nololeed iyo dhaqaale ee ay Somaliland mustaqbalka u baahan tahay,

ayaa waxa ka hadlay xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada, siyaasiyiin ka tirsan xisbiyada mucaaridka ah iyo kuwo madax banaan.

Hadal dheer oo dhinacyo badan taabanaya oo uu halkaasi kajeediyay Xoghayaha Arimaha Debeda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Dr. Ahmed Xuseen Ciise, waxa uu si weyn ugu eedeeyay xisbiyada Somaliland, isaga oo xisbiga uu ka tirsan yahay tusaale u soo qaatey in aan dhexdooda laga tartami karin, waxaana hadaladiisii ka mid ahaa "Isbadalku mama qof ku bedel qof kale, mana aha xisbi xisbi ku bedel, balse waa nidaam ku bedel nidaam kale, ragbaa xisbiyada soo hadal qaatay, waxaan idiin sheegayaa in xisbiyadeenu xidhan yihiin oo aan dhexdeeda laga tartami karin, anigaaba taas ka mid ah oo idiin sheegaya, ninbay u xidhin yihiin".

Hadaladan ka soo yeedhay Dr. Ahmed Xuseen Ciise ayaa loo tarjuman karaa inuu ka rajo dhigay in uu xisbiga Kulmiye dhexdiisa iska soo sharaxo, waxayna tani marag muujin u tahay hadalo badan oo beryahan dambe la isla dhexmarayay, kuwaasi oo sheegayay in ay siyaasiyiin badan oo xisbiga Kulmiye ka mid ahi ka fiirsanayaan mastaqbalkooda siyaasadeed, iyaga oo saluug weyn ka qaatay qaabka beelaysan ee xisbiga dhexdiisa kasocda.

Ahmed Ismail Abdi
Somalilandnation

Name : Mr. Halgame
Subject : Re :dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-21
This is my standard message to Faqash Riyaale and his petty supporters like you:

Whether you continue to laugh like hyenas with animosity and grudge; bray like asses with hostility and wickedness; grunt, squak, and squeal like pigs with malignance and rancor; gibber or howl like monkeys with venom and malice; hoot or screech like owls with malevolence and evil; moo like cows with acrimony and vindictiveness; bleat or baa like lambs with tribalist venom, envy, and hate; mew like cats with bad blood and enmity; and quack like ducks with bitterness—the SNM and its veterans will continue to roar with valour, heroism, courage, and self-confidence like the lions they are and make you shudder with fear; the KULMIYE tigers will continue to growl with guts, firmness, and audacity and make you even more anxious, timid, and insecure; and the indomitable nationalist Somalilanders and their leaders from within and in the Diasporas will continue to be vigilant and forge ahead, and trumpet like the mighty elephants in a daring, dauntless, and fearless manner and render you even more spineless, obsolete and further continue to vigorously guard and defend, at all costs, their hard won independence, liberty, budding democracy, Constitution and laws of the land, human rights, and overall developmental achievements as well as the defence of their peace, just cause, and the existence of Somaliland, their motherland.

Victory and Liberty,

Mr. Halgame,
May God bless the People and the State of Somaliland. Amiin.

[ Reply ]

Name : kalmad xaq ah oo baadil laladoonaayo weeye??
Subject : Re : dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-21
Md Dr Ahmed Husein iyo Md Ahmed sillaanyo kolay iyaguunbaa isku xisbi ah siday doonaan ha u kala fikir duwanaadeen ama ha u tartameene Laakiin ta aan meesha qabani waa ninkan maqaal ku sheega soo wal walaaqay hoostana udub baan ahay ina le
XAAR WAL WAAL ILAA XAAR WAL WAAL AFKAAGA HUURADA LEH MARNABA HA KU SOO QAADIN MADAX IYO DAD KAA SHARAF BADAN.

IBRAHIM XASAN GAMUUR

[ Reply ]

Name : yaabane
Subject : Re : dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-22
Marka hore salaan waxaan jecelahay in xishood lagu daro marka saxaafada wax lagu qorayo oo nay noqon mee caruuri ku ciyaarayso waana waxa lagu kala faa,iidaystaa .mana aha inuu dadku isku wada afkaar yahay ee qof waliba waxa uu xor u yahay fikir kiisa gaarka ah markaa saaxiibayaasha ku caytama shabakadan waxaan leeyahy ha inaga muuqato mudakarnimo.Hadaan intaa kaga baxo waxaan raby inaan wax yar ka idhaa Dr Ahmed husein iyo hadalkiisii Waa qof waliba inaan dimuqraadiyani jiran xisbiga kulmiye dhexdiisa iyo ku kale toona laakii UDUB waxa lagula socdaa waa dano iyo wasiiro ,ucidna ,waa wadaniyad oo faysal laftiisaa ku odhanaya yaanan waxba heline somaaliland wax ha noqoto,Kulmiye waa xisbi cadho iyo tolaayeey ku dhismay markaa maanta doorashaa soo dhow ,waxaana wax lagu kala helayaa waa codka dadka ee maaha siilaanyoo caytama ama yidhaa halgankiibaan joogay,waana la ogyahy burco iyo oodwayne,inaan cidi ka rabi ,barbara ,borama,hargaysana ,maanta markuu xaajigii saciimka ahaa caayay ama ciyaal u diray caaya,cismaan hidi iyo ahmed husena dhaqaajiyaan ,yaa dooranaya odayga,bal aan sugno cida doorata .

Name : Mr. Halgame
Subject : Re :dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-22
Cayda Habar Jeclo, waxa ay aad u farxad gelisaa Ducaalle II, Guuleed Xaji, Farrid, Qarxiye, Haiban, iyo qaar kale oo la wada garanayo xumaha ay dhex dabaalanayaan kuwaasoo ku goodbta dadka xaqa iyo runta sheega, hase yeeshee, aan marna ka hadal kuwa dadka iyo reeraha dhan golahan hadh iyo habeen sida foosha xun uga aflagaadeeya.

Waanan ognahay, haddii Beesha Habar Yoonis ama Beesha Gudabiirsi iyo mas’uuliintooda looga caayi lahaa shabakadan iyo golaheeda fikradaha sida looga caayo Beesha Habar Jeclo iyo mas’uuliinteeda, waa hore, ayey qaylo afka saari lahaayeen oo sida u caadada ah ku wada gooban lahaayeen kuwa dadnimada xun ee duloobay ee halkan dadka iyo reeraha sharafta iyo karaamada leh ka soo caaya.

Run ahaantii, shabakada somalilandpatriots iyo golaheeda, waa goobta keliya ee sida joogtada ah foosha xun looga caayo Beesha Habar Jeclo iyo mas’uuliinteeda, waana taariikh qormaysa oo aan la dafiri karin.

Guul iyo Gobanimo,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin.
Name : Halgame
Subject : Re :dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-25
HJ waxa caay iyo qudhun u soo jiidey ee saaxib tirey waa Mr Halgame iyo inta la faca ah ee Awoow Silaanyo jarka ka tuurtey.

HJ se waa ka soo doogsandoontaa. Inan yohow Aaden madoobe HJ dib indiinku doloobimeyso.

[ Reply ]

Name : Haiban
Subject : Re : dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-23
Waa salaamantihiin dhamaantiin:
Anigu kuugu yeedhimaayo magacyada dadka qaarkii halkan kuugu soo qoraan,shabakandan haddaanad raali ka ahayn dee iskaga tag iyadiyo caydeedaba,maxaa kugu xidhxidhay ee kugu dhajiyay.Waxaad dooda ka dhiganaysaa waxba kuu tarimayso, Waxaad tidhi ( Cayda Habar Jeclo, waxa ay aad u farxad gelisaa Ducaalle II, Guuleed Xaji, Farrid, Qarxiye, Haiban, iyo qaar kale oo la wada garanayo xumaha ay dhex dabaalanayaan )Taasi waa mid afka inuun xishood ku hadhay ka yaqyaqsoodo inuu ku fikiro daa ku dhawaaqisteedo,Habar Jeclo waa ayo markaan ku farxayno caydeeda.Waar malaha wixii lagugu sheegi-jiraa wax ka jiraan.Habar jeclo waa anaka,anakuna Habar Jeclaanu nahay[Wanaageeduna wuu naka farxinayaa,xumaheeduna wuu na xumeynaa],waxa laga yaabaa inaanad reerkaba ahayn ee aad sheegato tahaye mar-dambe yaanaan kaa maqlin Habar Jeclo iyo ciday tahay-toona,Halkan waxa ka muuqata inaad dadka sanka ka marmarinaysid Habar Jeclo si loo caayo ee la eeg-eego qaar kaasii caqli liita anaku waanu dhaafsiisanahay halkaad birinbirqaynayso ee aad ku ciyaar baranayso,Haddaanu doonayno inaanu ku faraxno cayda Habar Jeclo amba ay na farxad galinayso noocaagoo kale nooga soo jeedimaayo walaa qayrag,waxaan aad uga xishoodaa inaan akhristo waxaad qolka yar ee faalooyinka ku soo tuusho ee maanta ishaaba igaga dhacday iyo magacyada xishmada mudan eed soo uruursatay. Waa halkii Mj.Ducaale II maahmaah Carabiyaa tidhaahda ( اذا لم تستحى فصنع ما تشاء ),haddii ay cid la hadlilahaayeen akhyaartaad halkan aad ku magacwday adigay kula hadlilahaayeen ee waxay fahansanyihiin AAYADA QURAANKA AH EE KU JIRTA JISKA 29 naad,SUURADA ALXAAQA AAYADA 12naad INTEEDA DAMBE ( وتعيها ادن واعية ).sidaa daraadeed daydayo qoomkaaga oo amaanka noogu roonow,waxaad tidhiba lagu yidhiye.

Wassalaam.

Haiban.

[ Reply ]

Name : Mr. Halgame
Subject : Re : dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-23
TESTING...TESTING...TESTING...!

TIJAABO...TIJAABO...TIJAABO...!

[ Reply ]

Name : Mr. Halgame
Subject : Re : dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-23
TESTING...TESTING...TESTING...!

TIJAABO...TIJAABO....TIJAABO...!

WEEDHAHAN KOR KU CAD, WEY KU SOO BAXAYAAN GOLAHA, HASE YEESHEE, JAWAABTII AAN U DIYAARIYEY HAIBAN, WAA LAYGA BALOOGAY, WAANA TAB AY ADEEGSADAAN CANAASIIRTANI!

[ Reply ]

Name : Mr. Halgame
Subject : Re : dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye.
Date : 2008-08-23
TIJAABO….!!!!

JAWAAB MUNAASAB AH OO AAN KAGA JAWAABI LAHAA QORAALKA CAYDA AH EE NINKA LA YIDHAAHDO HAIBAN, WELI, BALOOGII CANAASIIRTA, AYAA SAARAN OO HALKAN KU SOO BIXI MAAYO SI KASTA OO AAN UGU CELCELIYO AMA WAX KA YARA BEDELO.

HASE YEESHEE, WAXAAN IDIN LA SOCODSIINAYA, IN QAAR KA MID AH KUWA MAGAYADA BADAN GOLAHAN KU SOO GALA SIDA DUCAALLE II, GUULEED XAAJI, HAIBAN, IYO QAAR KALE OO LA WADA YAQAAN OO AY ISKU HAL RUUX AMA QOF YAHAY CADEYTEEDANA, WAA LA HAYAA.

GUUL IYO GOBANIMO,

MR. HALGAME,
MAY GOD BLESS THE PEOPLE AND THE STATE OF SOMALILAND. AMIIN

[ Reply ]

Pages : [ dr. axmed xuseen ciise oo shaaca ka qaaday dhaliisha xisbiga kulmiye. 1 ]