Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Dufcadii Saddexaad Arday Ka Qalin Jabisay Dugsiga Sare Ee Sheekh/JSL.       Michael Jackson Oo Soo Islaamay.       Tacsi Tacsi Tacsi       Islamists say they'll fight Somali pirates       Shir La Isugu Yeedhay Shirkadaaha Xiiseynaya In Ay Saliid Ka Soo Saaran JSL.       Shirweyne Loogu Baaqayo Jaaliyadda JSL Bristol/UK. St Pauls Sports Centre 23/11.       Somali pirates demand $25 mln for oil tanker       J. Djibouti Oo Sheegtay In Aqoonsiga JSL Ka Dhex Guuxayo.       Faallo mal leh... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... Biduun tacliiq.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

madaxweynaha jsl oo qaabilay wefdi ka socday ururada muslimiinta britain.

madaxweynaha jsl oo qaabilay wefdi ka socday ururada muslimiinta britain.

News


 Sample ImageSample ImageMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku soo dhaweeyay wefdi balaadhan oo ka socday Ururada Dadka Muslimka ah ee ku nool Dalka Britain. Sawirada



Wefdigaasi ka socday Dadka Muslimiinta ee Britain oo socdaal gaaban ku soo gaadhay Jamhuuriyada Somaliland, kulankii maanta ay la yeesheen Madaxweynaha oo uu hadal kooban ka jeediyay Sheekh Abobakar oo ka mid ah culimada Maamusha Dugsiyada dadka muslimka ah ee Dalka Britain qaar ka mid ah , waxa uu sheegay in had iyo jeer warbaahinta ay ka maqlaan marka la soo qaado Somali, Dagaal , Amaan Darro, Qax iyo Gaajo. Hase yeeshee markii ay yimaadeen Somaliland ay aad ula yaabeen  in ay si weyn uga duwan tahay waxyaabaha laga sheego Somaliya, siiba dhinaca Amaanka iyo Xasiloonida.
Sample Image

Sample Image
Sample Image

Sample Image
Sheekhu waxa kale oo uu yidhi, “Waxaanu si weyn ugu faraxnay dadka Reer Somaliland fir-fircoonida iyo dedaalka balaadhan ee ay ugu jiraan sidii ay diintooda iyo dadnimadoodaba ay u hanan lahaayeen”. Waxana uu u mahad naqay Madaxweynaha, Xukuumada iyo Shacbiga J. Somaliland sidii fiicnayd ee loogu soo dhaweeyay Somaliland isaga iyo wefdigiisaba.

Sheekh, Abobakar waxa kale oo uu iyana u mahad naqay Dawladda Britain, gaar ahaan Laanta Common Wealth-ka iyo Wasaaradda Arrimaha Dibada oo u fudaysay booqashada ay ku yimaadeen J. Somaliland. Taas oo uu sheekhu sheegay in aanay noqon doonin tii ugu horeysay ee ay dalkan ku yimaadan. Sheekhu waxa kale oo uu ballan qaaday isaga iyo ururada kale Islaamka ee Dalka Britain in ay ka caawin doonaan mustaqbalka soo socda Somaliland waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin dhinacyada Waxbarashada , Dib-u-Dhiska iyo Taakulaynta dadka saboolka ah.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, oo isaguna hadal kooban oo soo dhawayn ah wefdiga u jeediyay, waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay wefdiga ka socda Ururada Islaamka ee Dalka Britain oo markii ugu horeysay soo booqday Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu yidhi, “Iyada oo ay nagu xeeran yihiin dalal badan oo Muslim ahi , in aanay jirin wufuud nooga timid muslinimo sida wefdigan ka yimid Dalka Britain. Taasi oo muujinaysa kalgacaylka iyo walaaltinimada Islaamka ee wefdigani ay u muujiyeen Shacbiga Somaliland”.

Mar La waydiiyay Madaxweynaha Fariinta uu jecel yahay in uu u gudbiyo dadka Reer Somaliland ee ku nool Dalka Britain, waxa uu sheegay in uu jecel yahay in ay kula noolaadaan dadyowga kale Nabad gelyo, Walaaltinimo iyo isdhex gal. Kulankaasi dhex maray Maanta Madaxweynaha iyo wefdiga ka socda Ururka Muslimiinta ee Dalka Britain, waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiika Arrimaha Dibada Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh. Maxamuud Suufi iyo culimo kale  oo ka socota Somaliland.  

Alla Mahad leh

Siciid Cadaani Mooge
Afhayeenka Madaxtooyada JSL

Posted on Thursday, August 21 @ 08:44:53 DAVT by admin



madaxweynaha jsl oo qaabilay wefdi ka socday ururada muslimiinta britain. - madaxweynaha jsl oo qaabilay wefdi ka socday ururada muslimiinta britain.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Mr. Halgame
Subject : Re : madaxweynaha jsl oo qaabilay wefdi ka socday ururada muslimiinta britain.
Date : 2008-08-21
This unique Islamic delegation to the Republic of Somaliland is a good development that will bear some fruit and blessings, if handled honestly and professionally.

I suggest that the Republic of Somaliland to vigorously seek membership either as an observer or as a permanent member of the Organization of Islamic States (OIS) and this move could bring us the long over due political recognition.

Victory and Liberty,

Mr. Halgame,
May God bless the people and the State of Somaliland. Amiin.


[ Reply ]



Name : Ducaale II
Subject : Re : madaxweynaha jsl oo qaabilay wefdi ka socday ururada muslimiinta britain.
Date : 2008-08-21
Markii ay Muslimiintu xisbiyo noqdeen ee ay isu kala qaybiyeen kooxo ayaa waxa ay u nuglaadeen in Muslim-diidku ku soo dhex dhuuman karo.

Sidaas darteed waxa dhici karta in wufuudaas la yidhi waxay ka socdaan Ururada Muslimiinta Biritan ay jiri karto in la weheliyo. Waxaana dhici karta, Somaliland oo guudka sare sudhatay calan uu ku xardhan yahay tawxiidku loo arko in ay tahay dawlad mutadarif ah ama xagjireen ah.

Sidaas darteed aanay meesha ka madhnayn in mashqaca lagu eegayo in ay sifahaas leedahay xag jirka ah iyo in kale. Waana fiican tahay in taas laga hubiyo si loo helo dhab ahaan wax ay tahay JSL ee loogu soo hagaagi karo.

Waxa intaas dheer warxuma-tashiilka Reer Bugland oo goor walba wax uun iska shuba oo ay wasakh marmariyaan JSL dunida been ka dhergiyaan wixii ay ka sheegi karaan JSL. Taasna in la hubiyaana waa danta Somaliland. Waana arrimaha ugu waaweyn ee uu waftigaasu indhaha ku hayay.

Hadaba xukuumadaha JSL waxa looga baahan yahay in ay sii jirto murti murti mar walba sii diyaarsan oo loogu talo galay in wax loogu sheego wufuudda noocaas ah iyo kuwa kale ee siyaasadda oo arrinmahaas ku saabsan beenintooda.

Somaliland oo calanka tawxiidka leh kala siman Sacuudiga ( KSA ), waxa loo baahan yahay in islamarkaasna kala sinnaato sida loo fahmay ku dhaqanka diinta Islaamka Sacuudiga iyo xagjirnimada ( Tadarufka ) oo aan haba yaraatee kuba jirin ku dhanka Islaamka JSL. Taas oo la mid ah tii uu Boqor Cabdbulcaziz-ka Sacuudigu kula heshiiyay Reer Galbeedka 50kii oo ah:

1. In Reer Galbeedku Alle ka sokow ay ilaaliyaan Dalka JSL.
2, In waxa ku jira Dalka JSL ee khayraad ah ay soo saaraan.
3. In aan diinta lagu soo faro gelin.

Ducaale II


[ Reply ]


Pages : [ madaxweynaha jsl oo qaabilay wefdi ka socday ururada muslimiinta britain. 1 ]