Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.       Ethiopia begins withdrawal from Somalia       Bush Says \'One-Way Cease-Fire\' in Gaza Will Not Work       A Self-reliant Nation without International Recognition       Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

shir la isugu yeedhay shirkadaaha xiiseynaya in ay saliid ka soo saaran jsl.

shir la isugu yeedhay shirkadaaha xiiseynaya in ay saliid ka soo saaran jsl.

News


 Shir ka dhacay Royal Air Force Club London ( RAF Club) oo la iskugu yeedhay shirkadaaha danaynaya in ay saliid ka soo saaran Jumhuuriyadda Somaliland.


  


Waxa 18'kii Noovambar ka dhacay magaalada London shir caalami ah oo ay iskugu yimaadeen Shirkadaha jecel in ay saliid ka soo saaran Somaliland



Iyo Wasiirka Biyahay iyo Macdanta ee Somaliland Mudane Qassim SH Yusuf Ibrahim oo uu wehiliyo Agaasmiha Guud ee Wasaarada Mudane Ahmed Ibrahim Suldan.Sidaasi waxa acadeeyay Wakiilka Somaliland Sweden mudane Eidarus Sh Adan
isaga oo qoraal soo gaadhsiiyay saxaafada taasi oo nuqul ka mid ah ay shabakada qarannews heshay waxa aanu wakiilku shirkaasi kaga warbixyay oo yidhi.



Waxa shirka soo wada qabanqaabiyey Wasaarada Biyaha iyo Macdanta ee Somaliland iyo Shirkada TGS-Nopec  oo ah shirkadii sameysay baadhitaanka khayraadka ku jira Somaliland. Shirkaas waxa ka soo qeybgalay shirkado caalami ah oo ka kala yimi wadamo kala duman oo ay ka mid yihiin Mareykanka, Ingiriiska, Sweden, Norway, Holland, Saudi Arabia, Talyaaniga iyo wadamo kale. Waxa kale oo shirkaas ka soo qeyb galay Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan oo hogaaminayey shirkado reer Sweden ah.

Waxa bisha 20 noovambar ka dhacaya shir ka London oo kale ah magaalada Houston, Texas USA. Kulankaas oo la mid ah kii ka dhacay London 18 noovambar. Waxa aana ka soo qeybgeli doono shirkado waaweyn oo ah ku saliida soora oo Mareykan ah.

Waxa shirka London furay Wasiirka Biyaha iyo Macdanta Somaliland Mudane Qassim SH Yussuf Ibrahim. Waxa uu Wasiirku yidhi. ”Maanta waa maalin taariiki ah, waa markii ugu horeysay ee adduunweynaha  loo soo bandhigay in ay ka soo qeyb galan soo saarida khayraadka ku jira Somaliland. Soo saarida  saliidu waxa ay wax weyn ka tari doonta shaqo abuurka iyo dhaqaalaha Somaliland. Wasiirku waxa uu hadalkiisi ku daray in ay Dawladda Somaliland  diyaar u tahay in waxkasta oo suurta galaya sameyso si khayraadka ku jira Somaliland loo soo saari lahaa. Halkan aanu maanta taaganahayna waxa na soo gaadhsiiyey karti ay Dawladda Somaliland sameysay iyadoo la kaashaneysa shirka la yidhaahdo TGS-Nopec, waana Ilaahay mahadii ayuu Wasiirku hadalkiisi ku dhameeyey.


Ka dib waxa hadalkii qaatay Gabadh la yidhaahdo  Marie Grand oo ka socota TGS_Nopec. Waxa ay Marie Grand ka hadashay hawshii baadhista ahayd ee ay sameeyeen iyo waxii ka soo baxay. Marie Grand waxa ay sheegtay in khayraad badani ku jro Somaliland bad iyo beri ba.
Waxa kale oo ka hadlay munasabadaas Agaasimha Guud ee Wasaarada Biyaha iyo Macdanta Mudane Ahmed Ibrahim Suldan. Agaasimuhu waxa uu ka Hadley hab farsamada lagu bixin doono meelaha kala duwan, bad iyo beri ba iyo shuruudaha lagu xidhaya shirkadaha raba in meel la siiyo. Hawsha  bixintu (blocks) waxa ay bilaabmi doonta bisha kowaad ee 2009.



Shirkadihii meeshaas iskugu yimi aad ayey uga heleen wixii ay arkeen iyo warkii ay maqleen ee ku saabsanaa khayraadka ku jira Somaliland.
Nin Talyaani ah oo shirkaas ka qeyb galay waxa uu yidhi “waa  fursad fiican oo waan ku qanacsanahay in ay saliidi ku jirto Somaliland, rajaduna weyn wanaagsantahay.”  Nin kale oo madax u ah Shirkad ka timi Sweden oo La yidhaahdo Bo Lindstrom waxa uu yidhi sidatan;
“Aad ayaan u farxsanahay in aan ka qeyb galo kulankan lagu qabtay Magaalada London. Si fiican ayaan u dhageystay wararka fiican ee meesha lagu soo bandhigay ee ku saabsan sidii saliid looga soo saari laha Somaliland. Hab qorsheysan oo si fiican looga soo shaqeyey ayaa loo soo bandhigay warbixinta. soo saarida khayraadka Somaliland ku jira waa bilaw fiican oo horumar u keenaya shacbiga Somaliland. Aniguna waxa rajeynaya in ka qeyb qaato sidii khayraadka Somaliland loo soo saari lahaa.”

Shirkii markii u dhamaaday waxa qado sharaf lagu sameeyey meesha la yidhaahdo Royal Air Force Club London.


Source Qarannews


Posted on Friday, November 21 @ 00:37:04 EST by admin



shir la isugu yeedhay shirkadaaha xiiseynaya in ay saliid ka soo saaran jsl. - shir la isugu yeedhay shirkadaaha xiiseynaya in ay saliid ka soo saaran jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.