Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.       Ethiopia begins withdrawal from Somalia       Bush Says \'One-Way Cease-Fire\' in Gaza Will Not Work       A Self-reliant Nation without International Recognition       Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

tacsi tacsi tacsi

tacsi tacsi tacsi

News


 
Golaha Cuqaasha Beeshu iyaga oo ka tiiraanyeysan Geerida Naxdinta leh ee Marxuum Chief Aqil Mohamed Nur Hussein ( Bitijoor ) oo Maanta lagu aasay Hargeisa, Waxay Tacsidan u dirayaan Qoyska, Ehelka iyo Beesha.




Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.

Golaha Cuqaasha Beeshu iyaga oo ka tiiraanyeysan Geerida Naxdinta leh ee Marxuum Chief Aqil Mohamed Nur Hussein ( Bitijoor ) oo Maanta lagu aasay Hargeisa, Waxay Tacsidan u dirayaan Qoyska, Ehelka iyo Beesha. Illaahayna waxannu ka baryeynaa in uu Marxuumka Jannadii Fardawsa Ka waraabiyo. Dalka, Dadka, Qoyska iyo Beeshana uu Samir iyo Iimaan ka siiyo. 

Aammiin     Aammiin      Aammiin

Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Caaqil A/Rahman Hassan Haji Adan
benhassan54@yahoo.com
Menen/Belgium

Posted on Friday, November 21 @ 22:27:39 EST by admin



tacsi tacsi tacsi - tacsi tacsi tacsi
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Omar Daarood Xassan
Subject : Re : tacsi tacsi tacsi
Date : 2008-11-22
Anigoo ah Cumar Daarood Xassan kuna hadalaya magaceyga iyo kan reerkeyba waxan tacsi tiiranyo xanbaarsan u diraya qoyskii iyo eheladii iyo bulshadii u madaxdhaqameedka u ahaaba marxuumo Chief Caaqil Maxamed Nuur Xussein (Bitijoor waxan ilaahey uga baryaya inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo Aamin Aamin Aamin

Omardarood


[ Reply ]



Name : Mustafe Cali Xasan Dahir
Subject : Re : tacsi tacsi tacsi
Date : 2008-11-22
Waxaan halkan ka tacisiyadeenayaa dhamaan Bulshada reer somaliland Gaar ahaan eheliyadii iyo qaraabadii uu ka is tish haaday Alle ha u naxariisto Cheif Caaqil Maxammed Nuur, runtii tilmaani ma deeqdo taariikhda iyo sharafta uu lahaa marxuumku laakiinse anigu marna waan ilmeeyaa marna waan farxaa waayo waxuu u dhintay sidii Sayidkeenii Cumar Bin Khadaab oo kale.

Waxaa dhamaan halkan ka tacsiyadeenaya jaaliyada reer soomaliland ee joogta magalada Riyadh KSA

Anoo ah Mustafe Cali Xasan Dahir.


[ Reply ]


Pages : [ tacsi tacsi tacsi 1 ]