Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.       Ethiopia begins withdrawal from Somalia       Bush Says \'One-Way Cease-Fire\' in Gaza Will Not Work       A Self-reliant Nation without International Recognition       Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

michael jackson oo soo islaamay.

michael jackson oo soo islaamay.

News


 
Mikaeel waxaa markiiba Hambalyo ula soo degdegey dad caan ah oo aan yarayn oo uu ka mid yahay heesaagii caanka ahaa ee Reer Britain Yousef Islam (60), oo hore loo odhan jirey Cat Stevens oo si buuxda isu garab taagey, kuna ammaanay dariiqa xaqa ah ee uu Eebe waafajiyey.






Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya Sxb-da safka-hore JSL ee ku sugan Magaalada Los Angeles ee cariga Maraykanka ayaa lagu soo waramayaa inuu Michael Jackson qaatay Diinta Islaamka. Michael Jackson oo mar loo yaqaanay Boqorkii Popka ayaa ugu horaynba ka digarogtey Magacii Caalamka looga yaqaanay ee Michael Jackson isaga oo Dadka ka codsaday in hada kadib aanu raali ka noqon doonin in loogu yeedho magacaas hore wax aan ka ahayn Mikaeel.

Wararku waxay kale oo intaa ku darayaan in goor horeba Mikaeel isaga iyo saaxiibo ku wehelinayey ku xafladaysteen Magaalada Los Angeles, isagoo sidoo kale uu xafladaas goob joog ka ahaa oo ku soo dhaweeyey Diinta Islaamka ee macaanka badan. Sida la xaqiijinayo waxay Mikaeel Saaxiibadii kula taliyeen inuu qaato Magaca Mustafe, balse wuu ku gacan saydhay.

Ninka soo saaraha iyo heeso qorahe u ahaa Mikaeel oo ah nin lagu ababiyey Jahova ayaa la sheegay in laftiisu la dhacay fikradan cusub isaga oo intaa raaciyey inuu dareemayo inuu noqday Mikaeel Qof ka fiicanba sidii hore.

Mikaeel waxaa markiiba Hambalyo ula soo degdegey dad caan ah oo aan yarayn oo uu ka mid yahay heesaaga Reer Britain ee Yousef Islam (60), oo hore loo odhan jirey Cat Stevens oo si buuxda isu garab taagey.







Safka-hore.com

Posted on Saturday, November 22 @ 01:05:12 EST by editor



michael jackson oo soo islaamay. - michael jackson oo soo islaamay.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Ducaale II
Subject : Re : michael jackson oo soo islaamay.
Date : 2008-11-22
Warar kale ayaa shaagaya in ay hadda iska waraysanayeen Madaxweyne Mr. Bush Iyo Madaxweyne Mr. Obama arrimaha Islaamka iyo Musliminada. Illaahay wax walba waa karaa oo isaga ayaa adoomihiisa isku eegaya waana imtixaan lagu kala hadhayo aduunyada.

Allahayow na waafaji sida aad jecelshay ee aad raaliga ka tahay>


Aammiin.


Ducaale II

Name : Prof
Subject : Re :michael jackson oo soo islaamay.
Date : 2008-11-23
Markay Dagan Tahay Ayey Ilaahay Taqaan!
Jacko Wacko waa ninkii Yuhuudda kooxaha ugu xumi wadan jireen ee xitaa kabaha Allah hoosta kaga qoran tahay ku socday!

Ma markuu caydhoobey ee weliba pedophile iwm loogu yeedhay ayuu diinta Islaamka soo galay?
Ogow, horeba diimo-ku-sheeg gaalo ayuu u sheegtaye!

[ Reply ]



Name : Guuleed Xaaji
Subject : Re : michael jackson oo soo islaamay.
Date : 2008-11-23
Diinta Islaamka oo uu soo galo Maykal Jackson wax qiimo ah ma samaynayso mana rumaysni in uu si fiican u soo galay oo si wanaagsan loogu laqimay tawxiidka iyo arkaanta. Haseyeeshee waa danahiisa. waxaan se anigu aaminsanahy in ay ka mid tahay dacaayadaha iyo dagaalka lagu hayo diinta Islaamka oo dadban.

Bal se waxba kuma jiraan in uu Islaamo Maykal Jaakson oo way u furan tahay ee sidii Yususf Islaam isaguna ha qaado qasiidooyin badan oo qiiro leh oo Nebi ammaan ah. Hana ka dhex muuqdo Masaajidyada.

Guuleed Xaaji

Name : maskax adam maskax
Subject : Re :michael jackson oo soo islaamay.
Date : 2008-11-23
prof iyo guuleeed xaaji waxaa tihiin laba nin oo aan muislim ahayn
sida ka muuqta warkiina iyo sidaa uga xuntihiin ragaa islaamay ee diinta soo galay

hadaba maadaama aad taqaanaan afsoomaaligii oo aad soomali ku dhex jirtaan maa idinkuna xaqa qaadataan oo islaantaan

maxaa maanta laga helayaa gaalnimo iyo kufri
waad aragteen oo dadka gaaladu xataa kaadidooda ayay cabaan
naagahooda siilka iyo futada ayay ka leefaan
caruurtooda rag iyo dumar way kufsadaan
xataa waxay sex la cayaaraan bisadaha iyo ayda iyo fardaha

laakiin diinta islaamku waa diin nadiifa oo udgoon badan oo aad u fiican
markaa nala soo gala oo noqdo soomaali dhaba

mekaeel jakson waxaanu leenahay wlc to islam brother
well don you did the right thing
and we all muslim we love you , enjoy your live mekaeel

[ Reply ]



Name : Guuleed Xaaji
Subject : Re : michael jackson oo soo islaamay.
Date : 2008-11-25
"Wa idaa khaadaba al-jaahiluun, quuluu salaamaa"! Sadaqa Allaahu Cadiim.


Guuleed Xaaji


[ Reply ]



Name : Guuleed Xaaji
Subject : Re : michael jackson oo soo islaamay.
Date : 2008-11-25
"Wa idaa khaadaba al-jaahiluun, quuluu salaamaa"! Sadaqa Allaahu al-Cadiim.


Guuleed Xaaji


[ Reply ]



Name : mustafe
Subject : Re : michael jackson oo soo islaamay.
Date : 2008-12-09
Sc all.Waxaan maqlay in uu soo islaamay ninkii heesaga ahaa ee madoobaa ee reer Maraykan.M.Jokson.

Hortaa diita Ilahay waa naxariis iyo iftiin xaga Rabi ka timi waxaan nasiib u yeeshay inaan noqdo qof ku dhashay diinta oo lagu soo barbaariyo hadana haystaa Allxamdulilaah waxaan jecelay in dadka aduunka jooga wada islaaman siday u dhanyiin lakiin maydhicin mana dhacayso.Waxaan maqlay xadiis Nabigeenii N I K H .In uu arkay nin yuhuudiya oo maydkiisii lasido markaas ayuu ilmeeyay asxaabtii ayaa tidhi yaa rasuulalaa ninku waa yuhuudiye maxaad ugu ilmaynaysaa wuxuu ku jawabay Nabigeenii waa umadaydaa. sidaa darteed cid wal oo islaamta aad ayaan ugu farxayaa Alleh umadiisa xaqa hatuso inana hayna wafajiyo raxmada Allehna dadka haka xaasidinaa Nabadeey SC

Name : cawaale ahmed(fahmi)
Subject : Re :michael jackson oo soo islaamay.
Date : 2008-12-17
horta diinteenu maah diin marna lays kaga baxayo marna lasooo galayo sida guriga
waxaanan idin leeyahay waxaanu maqalnaa markasta hebelkiii caanka ahaa ayaan muslimay hadan waxaanu maqalnaa uu kabaxay
sidii 2006 waxaalayidhi waxaa muslimay maykal hadan waxaa layidhi waar waxaa uu yidhi waa maxay diintan fiqiirka ahi oo uu kabxay anagu markaa sideen ku aaminaa bal nafahan siiya

[ Reply ]


Pages : [ michael jackson oo soo islaamay. 1 ]