Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiirka Waxbarashada JSL Oo Ka Waramay Hor-u-marka Wasaaraddiisu Gaadhay 2008.       Maxaad Kala Socotaa Pulhanka Pugland?!       ILAAHAY KAMA DHIGO E HADDII MAAMUL KALE YIMAADO DIB UDHAC BAY KU TAHAY S/LAND       Laba ( 2) Sarkaal Oo Si Gaadmo Ah Lagu Dilay Degmada Widhwidh/JSL.       Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Oo Ku Baaqay In La Soo Wada Fuulo Tareenka JSL.       Ethiopia begins withdrawal from Somalia       Bush Says \'One-Way Cease-Fire\' in Gaza Will Not Work       A Self-reliant Nation without International Recognition       Maalin Taariikhi Ah : Diiwaangelinta Codbixiyaasha G/Sool JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M

Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
N
Nugaal
O

Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
Radiohargeysa
RadioSomaliland
Ra''yi press
radiohargeysalive
radiohargeysa24
radiohargeysa
Realpuntlander
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supperhero. Sir Omar Al-Hagi


Heesaha Hirgalay

Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

dufcadii saddexaad arday ka qalin jabisay dugsiga sare ee sheekh/jsl.

dufcadii saddexaad arday ka qalin jabisay dugsiga sare ee sheekh/jsl.

News


 Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada J. Somaliland Cali Cabdi Odowaa ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyey dufcadii saddexaad ee dhamaysatay Dugsiga Secondary-ga SOS ee Magaalada Sheekh sannad dugsiyeedkii 2007 - 2008. Sawirada

 







Munaasibad ballaadhan oo ardaydaas shahaadooyin lagu guddoonsiiyey oo ay soo qabanqaabisay Marwo Hinda Maxamed Jaamac oo ka mid ah macalimiinta jaamacada Burco, shirkada Telesom  ay maalgelisay, ayaa lagu qabtay Hudheelka Ambassador ee magaalada Hargeisa, waxaana ka qaybgallay Guddoomiyaha xafiiska Manaahijta Qaranka Daaʼuud Axmed Faarax, Suldaan Maxamed Xasan oo ka socday shirkada Telesom, maamulka iyo macalimiinta dugsiga SOS, abwaan Axmed Aw Geedi iyo marti sharaf kale oo aad u tirro badan.

 
 

Agaasimaha wasaarada waxbarashada Cali Cabdi Odowaa oo hadal ka jeediyey Xafladaas ayaa xusay in ardayda ka soo baxda dudsiga SOS ay yihiin muraayadda aqoonta ee laga dheehdo horumarka Somaliland, wasaarad ahaana ay ku faanaan.

 
 

Agaasimuhu waxaa uu sheegay in masuuliyadoodu tahay siddii ardaydaas loogu raadin lahaa waxbarasho jaamacadeed oo bilaa lacag ah, balse waxa uu ku guubaabiyey ardayda in aanay suurtagal ahayn dhamaantood inay jaamacado helaan, isaga oo u soo jeediyey in ay galaan dugsiyada laga barto xirfadaha si ay u helaan aqoon xairfadeed oo ay ku shaqaystaan.



Maamulaha Dugsiga SOS George Sabon ayaa ka warbixiyey marxaladaihii kala duwanaa ee uu iskuulku soo maray, waxaana uu sheegay in in wakhtigii la aas-aasay oo ku beegnayd sannadkii 2003 lagu bilaabay arday tirradoodu gaadhayso 50 arday balse buu yidhi manta y dhigtaan tirro kor u dhaafaysa 200 oo arday, kuwaas oo uu sheegay in ay jiraaan 40 gabdhood.

 

George waxaa uu mahadnaq balladhan u soo jeediyey Shirkada Telesom oo uu sheegay inay sannad kasta dirto tobban arday, kuwaas oo uu sheegay inay awoodi kari waayeen fiiggii, waxaa kale oo uu amaan u soo jeediyey Wasaarada waxbarashada uu sheegay in ay dirtay tiro arday ah oo ka soo baxay iskuulka SOS ee Sheekh, kuaaas oo kala jooga yuu yidhi wadamada Yemen, Sudan iyo Ethopia.

 

Suldaan Maxamed Xasan oo ka socday Shirkada Telesom aayaa ammaan balladhan u soo jeediyey SOS oo sheegay in ay dhistay arday badan, waxaana uu ka warbixiyey taariikhda iskuulka Sheekh oo uu sheegay in uu ahaa iskuuladdii ugu magaca weynaa Geeska, dadkii ka soo baxayn ay yihiin ayuu yidhi hormoodka Somaliland, waxaana uu ku dhiiri geliyey ardaydaasi in aanay dedaalkooda khasaarin ee ay dalkooda iyo dadkooda ugu addeegaan, waxaana uu ballan qadaay in Shirkad ahaan ay sii wadi doonaan deeqdooda waxbarasho ee ay bixiyaan ardaydaas.

Suldaanu waxaa uu ugu baaqay dadka quro jooga ah ee u dhashay dalku inay dhiiri geliyaan ubbadka wax bartay, gacana ka geystaan midhaha dalka.

Hinda Maxamed Jaamac oo soo qaban qaabisay xafladaas ayaa hadal kooban oo halkaa ka jeedisey ayaa ka war-bixisey waxyaabaha ay ardayda ka soo baxda Secondariga SOS ee Sheekh ay dheertihiin ardayda kale, kuwaas oo ay ku sifaysay inay isku darsadeen Akhlaaq, Aqoon, Karti iyo dedaal, taas oo ay sheegtay inay u suura gelisey qaabka markii hore lagu soo xulay ardaydaas iyo cimilada ay ku nool yihiin.


Shiine Cilmi Kaahin - SDWO News Desk - Hargeysa

Posted on Saturday, November 22 @ 01:42:33 EST by admin



dufcadii saddexaad arday ka qalin jabisay dugsiga sare ee sheekh/jsl. - dufcadii saddexaad arday ka qalin jabisay dugsiga sare ee sheekh/jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Adnan Osman
Subject : Re : dufcadii saddexaad arday ka qalin jabisay dugsiga sare ee sheekh/jsl.
Date : 2008-11-24
masha alla...Sheikh students are the best students in the whole region , year after a year, the number of students are increasing...i hope we will be the future leaders in somaliland and i hope we will continue of effort where ever we are..i will pray 4 u...


[ Reply ]


Pages : [ dufcadii saddexaad arday ka qalin jabisay dugsiga sare ee sheekh/jsl. 1 ]